Taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Madaxtooyada oo xilka la wareegay (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee loo magacabay Ururka 60-aad ee ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya taas oo lagu qabtay xarunta taliska Ururka 60-aad … Continue reading Taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada Madaxtooyada oo xilka la wareegay (Daawo Sawirro)